Wasiirka Xoolaha Iyo Kaluunka Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Warshada Kaluunka Ee Jabuuti”Daawo Muuqaal
November 18, 2021 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wasiirka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Somaliland oo ku sugan dalka jabuuti ayaa booqasho u tagay xarunta warshada kaluunka soo saarta ee dalka jabuuti isagoo uu weheliyo safiirka Somaliland ufadhiya jabuuti iyo wasiirka beeraha dalka jabuuti.

