Wiil Yar Oo Ku Geeriyooday Dab Qabsaday Guri Jiingad ah Oo Ku Yaala Xaafada Boqol Jire Ee Magaalada Hargaysa.
November 18, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com-Alle haw naxariistee Wiil yar ayaa ku dhintay guri Jiingada oo dab qabsaday xaafada Boqol-jire ee magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dab-demiska Ayaa gurmad ufidiyay gurigan jiigada ah eek u shuf belay xaafada boqol jire waxaanay Maydkii ka soo saareen gudaha hore ee guriga, sidoo kale ciidamada ayaa damiyay dabkaas , kana xakameeyay guryihii kale.
