berberatoday.com
“Maalmahan Waxaa Socotay Dooda Ah Xukuumada 4sano Ayay Joogtaye Maxay Qabatay?Runtii Waxbadan Ayaanu Qabanay”Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland”Daawo Muuqaal
November 22, 2021 - Written by admin

Hargeysa(berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali Suufi Jibriil oo ka hadlay Munaasibad ay qabatay haayada maamul wanaaga ayaa ka Hadlay waxyaabaha uqabsoomay xukuumada Sida EGOV Ee Ay hirgaliyeen,

Sidoo kale wasiir cabdiwali ayaa ka jawaabay doodaha shacabka ah ee ah xukuumada madaxwayne biixi afarsano oo ay xilka haysay maxay qabatay isagoo soo bandhigay waxyaabaha ay xukuumadu qabatay mudadaasi

Dhanka kale wasiir cabdiwali ayaa ka hadlay waxyaabaha keena in masuuliyiinta isku wasaarada ahi iskhilaafaan keenta,

Berberatoday.net
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews