Qoyska Ikraan Tahliil Oo Cadaalad Daro Ku Tilmaamay Natiijo Ay Sheegeen Gudida Baadhaysa Kiiskeeda.
November 22, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qoyska Ikraan Tahliil Faarax ayaa caddaalad darro ku tilmaamay natiijada kasoo baxday guddigii loo magacaabay baarista kiiska gabadhooda oo hay’adda NISA ay horey u sheegtay in ay afduubteen oo ay dileen kooxda Alshabaab.
