Ciidanka Dab Demiska Caasimada Hargaysa Oo Soo Badbaadiyay Laba Caruur Ah Oo Dab Ku Qabsaday Gurigii Ay Deganaayeen.
November 23, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada dab damiska caasimada hargaysa ayaa gurmad ufidiyay laba cauur ah oo guri jiingad ah oo ay deganaayeen dab ku qabsaday xili walidkii dhalay ay dusha kaga sii qululeen halkasi oo ciidanku soo badbaadiyeen dabkan laba caruur ah. Gurigan ayaa ku yaala xaafada xawaadle ee magaalada hargaysa.

