berberatoday.com
Dawladda Sucuudiga Oo Fasaxday Tartanka Kubadda Cagta Ee Dumarka Iyo Somaliland Oo Wali Hortaagan
November 24, 2021 - Written by admin

Jeddah(Berberatoday.com)-Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa dhawaan fasaxday in dumarka yeeshaan nawaadi kubadda cagta ciyaara oo tartama.Talaabadan oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey dalka Sucuudiga ayaa waxay hablaha Sucuudiga u saamaxaysa inay higsadaan xata ka qaybgalka ciyaaraha koobka aduunka ee dumarka.

Dhinaca kale wadaada reer Somaliland oo badankoodu culuumta diiniga ah kusoo bartay Sucuudiga ayaa carqalad la hortaagan in hablaha reer Somaliland ay ciyaaraan Kubadda Cagta iyo dhammaan ciyaaraha kale caadiga ah sida Kubadda Kolayga iyo xataa Orodka.Inkastoo bulshada reer Somaliland intooda badan  taageersanyihiin in la fasaxo isboortiga dumarka ee asturan hadana dawladda Somaliland ayaa tixgalin cabsi ku jirto siisa koox wadaado tujaar ah oo qaarkood aan aaminsanayn madaxbanaanida Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews