berberatoday.com
Musharax Doorashadii Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Utartamay Aan Ku Guulaysan Oo Kamid Noqday Xildhibaanada Golaha Shacabka Xamar
November 24, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar, ayaa ka mid noqday Xildhibaannada dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ee maanta lagu doortay Muqdisho.
Xildhibaankan cusub ayaa hore isugu sharaxay Golaha Wakiillada ee Somaliland, gaar ahaan Gobolka Maroodi jeex, inkasta oo aanu ka mid noqon Mudaneyaashii tartamay doorashadii 31 May 2021-kii, maadaama oo dadka deegaankiisu isku raaceen oo ay wateen Axmed Ibraahim Timo jilic, oo ay isku deegaan yihiin.
Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan ayaa ka mid ahaa saraakiisha NASHA ee ka hawl gasha Madaarka Hargeysa.
Saleebaan Saxansaxo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews