berberatoday.com
Qaramada Midoobay Oo Ku Amartay Qoysaska Shaqaalaha Caalamiga ah In Degdeg Looga Daadgureeyo Ethiopia
November 24, 2021 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa Amartay in degdeg looga daad-gureeyo qoysaska shaqaalaha caalamiga ah ee ku sugan Ethiopia, sida lagu sheegay dhukumanti gudaha ah oo ay aragtay AFP maanta oo salaasa ah.

Sidoo kale dalka Faransiiaka ayaa ah dalkii ugu dambeeyey ee muwaadiniintiisa ku booriya inay iskaga baxaan Ethiopia oo mudo sanad ah dagaal ka socdo.

Raysal Wasaare Abiy Ahmed ayaa Isniintii shalay wacad ku maray inuu tagay jiida hore ee dagaalka si uu u hogaamiyo ciidamada dawlada, isagoo ku dhawaaqay in hada la joogo lugtii u damabaysay ee lagu badbaadinayo Ethiopia sidabuu hadalka u dhigay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews