berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay 22 Dhalinyaro Ah Oo Hore Ugu Tahriiibay Dalka Liibiya”Daawo Muuqaal
November 24, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka haayada qaxoontiga Iyo barakacayaasha qaranka Iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Haayada xaqoontiga &Barakacayaasha iyo haayada IOM ayaa Garoonka diyaaradaha ee cigaal international Airport ee Caasimada hargaysa kusoo dhaweeyay 22 dhalinyaro ah oo Hore ugu tahriibay dalka liibiya kuwaasi oo codsaday in dib Loogu soo celiyo dalkooda hooyo ee Somaliland, halkaasi oo ay  Mudo ku xanibnaayeen dalka liibiya.

 

Soo celinta dhalinyarada tahriibtay Ee reer Somaliland ayaa waxaa iska kaashaday haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Qaranka iyo Haayada IOM.

Qaarkamid ah dhalinyarada tahriibtay ee lasoo celiyay iyo Waalidiintooda ayaa ka dareen celiyay in dalkoodii hooyo ay kusoo guryo noqdaan Iyagoo ka waramay dhibtii iyo rafaadkii ay kala kulmeen tahriibta.

Sidoo kale qaarkamid ah waalidiinta dhalay dhalinyarada lasoo celiyay ay la ilmeeyeen farxad dartii iyo caruurtoodii Oo ay mudo sanado kadib oo ay ka maqnaa oo heleen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka warkan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews