berberatoday.com
Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Magaalada Nairobi Kulamo Kula Yeeshay Safiirada Dalalka Sweden Iyo Filand!
November 25, 2021 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa kulan Magaalada Nairobi kula yeeshay Waddamada iyo Hay’addaha Somaliland ka taageera arrimaha Doorashooyinka.

 

Gudoomiyayaasha xisbiyada wadani iyo Ucid oo uu weheliyo musharaxa xisbiga wadani iyo kuxigeenkiisu iyo xubno kale oo katirsan labada xisbi ayaa magaalada Naroobi kulamo kula yeeshay safiirada dalalka Sweden Iyo Filand  iyo madax kale kaasi oo lagaga wada hadlay qabsoomida dooorashada Somaliland ee 2022 iyo doorka ay ku leeyihiin dalalka Somaliland ka taageera geedi socodka hanaanka dimuqraadiyada.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews