berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Wada-hadallada Somaaliya Dhaawaceen Aqoonsi-raadinta Smaliland!
November 26, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, oo hore uga mid ahaa xubnihii Somaliland uga qayb gali jiray wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa sheegay in ay joojinayaan wada-hadalladaasi, inkasta oo muddo dheer la qabanin sababo jira awgood.

 

Faysal ayaa sheegay in wada-hadaladu ay dhaawaceen dedaalada aqoonsi-raadinta Somaliland, isla-markaana caalamku u fasirtay in Somaliland iyo Soomaaliya ay ka wada-hadlayaan sidii ay dib ugu heshiin lahaayeen.

“Maalin dhawaydna waan ka hadlay, sannad guuradii 30aad na qoraal ayaanu soo saarnay xisbi ahaan, anagu wada-hadalladaa waanu joojinaynaa haddii Alle yidhaahdo, wada-hadalladii horena khasaare ayay noo keenen, waxa loo fasirtay in Somaliland iyo Soomaaliya ay ka wada-hadlayaan sidii ay u heshiin lahaayeen” ayuu yidhi Faysal oo u warramay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, waxaanu intaa sii raaciyey in haddii uu Madaxweyne Biixi ku raaci waayo go’aankooda ay wada-hallada ku joojinayaan, ay mooshin wada-hallada ka dhan ah horgayn doonaan galeyaasha baarlamaanka Somaliland “Arrintaasi waxay noo keentay in waddamadii na aqoonsan lahaa dib u joogsadaan, haddii uu Madaxweynuhu ku adkaysan waayona go’aan kaas baarlamaanka ayaanu horgaynaynaa, mooshin odhanaya hala joojiyo wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, haddaanu soo baxnana waanu joojinaynaa” ayuu yidhi Faysal “Madaxwaynuhu hadii uu ka laaban-waayo wada-hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya waxaanu gayn-doonaa Baarlamaaka si ay uga laabtaan..”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews