berberatoday.com
“Waddani Wuxuu Bedelay Majarihii Siyaasadeed Ee Somaliland Siyaasadeeda Cagajiidka Kadhigay, Waxay Muujiyeen Garaad Iyo Korriin Siyaasadeed Oo Muuqda”Ambasador Xasan Yasin Hirad
November 26, 2021 - Written by admin
Canada(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Somaliland ee Dalka Isuataga Imaaraatka Carabta Ambasado Xasan Yaasin Hirad oo hadda ku nool Dalka Canada ayaa faaleyn iyo Filaaqayn ku Sameeyay taalabada isbedel ee Xisbiga Wadani sameeyay Musharax cabdiraxmaan Cir-na ku wareejiyay Gudoomiyenimadii Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, Ambasador Xasan Yasin Hirad wuxu Talaabadaas ku Tilmaamay mid guul uu ku gaadhi karo Xisbiga Wadani Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay qabsoonto November 2022 waxaanu sidaas ku sheegay qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook waxaanu qoraalkaasi udhignaa Sidan Hoos Ka qora”
Xisbiga #Waddani wuxuu bedelay majarihii siyaasadeed ee #Somaliland siyaasadeeda cagajiidka kadhigay, waxay muujiyeen garaad iyo korriin siyaasadeed oo muuqda, waxay siwayn u muujiyeen inuu isutanaasulku yahay awoodda guusha lagu hantiyo, waxay fahmeen soojiidashada kawaadirka siyaasiyiinta Somaliland yahay awood lagu gaadhikaro himilada iyo hanka xisbiga, waxay garawsadeen oo darseen in badbaadada xisbiga iyo hanashada quluubta codeeyeyaasha lagu kasban karo shax cusub oo lagusoo kordhiyo saaxadda siyaasadda iyo dhalinyarada #Somaliland ee hankasare leh oo lagu abaalmariyo sisharfan. Waxaad jeexdeen wado cusub. Waxaan hubaa in doorashada Madaxweynaha JSL ee soosocata lagu tartami doono Afkaar ee aan reernimo lagutartmi doonin.
Waddani waxaan Leeyahay hambalyo ilaahay haydinka dhigo kuwo dalkooda hore intaa kabadan u horseeda.
Hambalyo xisbiga mucaaradka Qaran

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews