berberatoday.com
Al-Shabaab Oo Sheegatay Qarax Arday Iskuul Lagu Laayay Oo Muqdisho Ka Dhacay
November 27, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xarakada Al-shabaab, ayaa sheegatay masuuliyadda weerar Ismiidaamin ah oo subaxnimadii hore ee saakay ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen 8 Qof oo u badan Arday Iskuul.

Al-shabaab, ayaa sheegtay in weerarka qaraxa uu fuliyay ruux naftii hure ah oo ka tirsanaa dagaalamayaashooda, kaaso gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay la bartilmaameedsaday kolonya gadiid ah oo galbineysay Saraakiil cadaan ah, xili ay marayeen inta u dhaxeysa madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasin iyo Dugsiga sare ee Banaadir.

Waxaa sidoo kale lagu sheegay qoraalo ay Shabaab ku daabaceen baraha ay ku leyihiin Internetka in khasaare xoog leh ay u geysteen kolanyada gadiidka ah, islamarkaana uu qaraxu haleelay mid ka mid ah gaadiid galbinaayay saraakiisha cadaanka ah halkaasna ay ku dhinteen askar Afrikaan iyo Soomaali isugu jirta, walow aysan sheegin tirada rasmiga ah ee ay ku dileen weerarka Ismiidaaminta ah.

Marka laga soo tago sheegashada Al-shabaab khasaaraha ka dhashay weerarka Ismiidaaminta ah, Booliiska Soomaaliya oo dhankooda ka hadlay khasaaraha qaraxa ayaa sheegay iney ku dhinteen weerarka ilaa 8 ruux 17 kalana ay ku dhaawacmeen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews