berberatoday.com
Daawo Muuqaalka”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Axmed Faarax Cadare
November 27, 2021 - Written by admin

 

“Habeenkii Marka Aad Hargaysa Joogto Waxaad Moodaa Caasimadii Caalamka In Aad Joogto, Maalintii Waxaad Is Odhanaysaa Waa Maxay Magaalada Dusha Ka Miinaysani”Gudoomiyaha komishanka Tamarta.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha komishanka tamarta Somaliland Maxamed Faarax Cadare ayaa lala yeeshay waraysi Dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay shaqada komishanka tamartu uxil saran yahay qaranka iyo wada Shaqaynta udhaxaysa wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland.

 

Sidoo kale gudoomiyaha komishanka tamarta ayaa ka hadlay khatarta ay caasimada hargaysa ku yihiin xadhkaha laydhka ee dusha mara iyo waxyaabaha uga qorshaysan komishan ahaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen

Dhanka kale gudoomiyaha komishanka tamarta ayaa ka hadlay tartanka udhexeeya shirkadaha laydhka ee ka hawlgala caasimada hargaysa iyo sidii xal loogu heli lahaa shuruuc lagu maamulo shirkadahaasi oo mararka qaarkood khilaafkoodu gaadho gacan ka hadal iyaga oo ku tartamaya galinta dabka ee guryaha shacabka.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews