berberatoday.com
Akhriso Qisada Xijaabkii Geerida Badbaadiyay
November 28, 2021 - Written by admin
Haala Catiiq waxay aheyd gabar 13 jir ah oo u dhalatay dalka suuriya,
Sannadkii 1955-kii ayuu Aabaheed go’aan saday in isaga iyo qoyskiisuba u guuraan dalka Mareykanka.
Qoysku wuxuu ka koobnaa Caatiq, Xaaskiisa iyo saddex gabdhood oo ay dhaleen oo Haala Catiiq ugu yar tahay.
Diyaaradii ay soo raaceen waxay cagaha dhigatay magaalada Newyork, balse iyagu waxay rabeen inay uga sii ambabaxaan gobolka California oo ah meesha ay rabaan inay degaan.
Markay ka dageen garoonka Newyork ayaa hooyadii iyo saddexdeeda gabdhood laga dalbaday inay xijaabka iska bixiyaan si sawir looga qaado, kadibna loogu dhejiyo Green Card-ka.
Hooyadu marka hore way ka caga-jiiday balse markii dambe way ogolaatay.
Gabadhii u weyneyd gabdhaheeda iyadana wey ogolaatay in sawir laga qaado xijaab la’aan, gabadhii labaad iyadana way ogolaatay.
Kadib waxaa la soo gaaray gabadhii reerka u yareyd ee Haala catiiq, markii la yiri xijaabka iska bixi wey diiday, wax badan ayey gaaladii isku dayeen inay gabadha yar ku qanciyaan inay xijaabka iska siibto si sawirka looga qaado balse go’aankeedii ayey ku adkeysatay.
Waxay bilaabeen in ay ugu hanjabaan inay dalkeedii suuriya ku celin doonaan, haddii ay ogolaan waydo inay xijaabka iska bixiso.
Haala waxaas oo dhan dheg-jalaq uma siin.
Ugu dambeyn waxay go’aan sadeen in iyadoo xijaabkeeda wadata sawirka laga qaado, sidii baana la yeelay oo sawirkii looga qaaday laguna siiyey Kaarka Cagaaran ( Green card).
Waxay noqotay gabadhii ugu horeysay ee Green cardka sawirkeeda lagu dhejiyo iyadoo xijaaban.
Diyaaraddii ay rabeen inay sii raacaan ee California u socotay ayaa loo sheegay inay ka tagtay maadaama ay soo habsaameen.
Saacado kadib waxay warbaahinta ka maqleen in ay burburtay diyaaradii u socotay California ee ay markii hore rabeen inay raacaan.
Haala ayaa tiri: Fadliga ilaahay (sw) iyo xijaabka aan diiday inaan iska bixiyo ayuu ilaahay nooga badbaadiyey geeri.
Fadlan walaal adigoo mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalka.
Qalinkii: Mustaf Awil Hassan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews