Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Dalka Sweden Iyo Heshiishyo Muhiim Ah Uu Soo Galay.
November 28, 2021 - Written by admin
Hargysa(Berberatoday.com)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Sheegay In uu Heshiisyo Caalami ah Shirkaddo Dawladda Hoose ka caawi doona Maaraynta qashinka, Dhismaha Wadooyinka, Fayadhawrka iyo Caafimaadka.
