Maraykanka Oo War Cusub Kasoo Saaray Colaada Itoobiya Iyo Nuxurka Fariin Ay Udirtay Dhinacyada Ku Dagaalamaya!
November 28, 2021 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka, Antony Blinken, ayaa sheegay in dalkiisa uu aad uga walaacsan dagaalka faraha ka sii baxaya ee ka taagan waddanka Itoobiya. Waxa uu dhinacyada dagaallamaya ugu baaqay inay degdeg u joojiyaan colaadda.
