berberatoday.com
Ururka Qareenada Somaliland ee Solla Oo Maanta Soo Afmeeray Tababaro Kor Loogu Qaadayo Xirfada Sharciyaqaanada Bulshada Udooda.
November 30, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Qareenada somaliland ee solla loosoo gaabiyo magacooda ayaa maanta soo afmeeray tababar maalimihii ugu danbeeyey uga socoday caasimada hargeisa qareenada ka hawlgala gobolka maroodijeex iyo nawaaxigiisa, waxaana tababarkani ahaa kor u qaadista iyo kobcinta sharciyaqaanada bulshada ka caawiya arrimaha sharciga islamarkaana u dooda dadka aan is difaaci karin ama aan aqoon iyo fahan ka haysan sharciga.

Waxaana Tababaradani ka danbeeyey kadib markii hogaanka sare ururka qareenada somaliland uu cilmi baadhis iyo daraasad dhawaan ku sameeyey sharciyaqaanada ka hawlgala maxkamadaha dalka guud ahaan ee ku shaqeeya xirfada qareenimo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Lagu Soo Gabogabeeyey Shirkan.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews