Xukuumada Somaliand Oo Shaacisay Qorshe Ay Ku Xakamaynayso Muuqaalada Iyo Wararka Been Abuurka Ah Ee Lagu Baahiyo Baraha Bulshada!
November 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa faah faahin ka bixiyay qorshe ay xukuumadu wado oo lagu xakamaynayo muuqaalada iyo Wararka been abuurka ah ee laga baahiyay baraha bulshada oo Mudooyinkii danbe saamayn ku yeeshay shacabka Somaliland,
