berberatoday.com
Xukuumada Somaliand Oo Shaacisay Qorshe Ay Ku Xakamaynayso Muuqaalada Iyo Wararka Been Abuurka Ah Ee Lagu Baahiyo Baraha Bulshada!
November 30, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa faah faahin ka bixiyay qorshe ay xukuumadu wado oo lagu xakamaynayo muuqaalada iyo Wararka been abuurka ah ee laga baahiyay baraha bulshada oo Mudooyinkii danbe saamayn ku yeeshay shacabka Somaliland,

 

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta oo waraysi siiyay Idaacada laanta Afsomaliga ee BBCda ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha xukuumadu wado ee lagu xakamaynayo wararka been abuurka ee lagu baahiyay baraha bulshada iyo wakhtiga lagu wado in uu dhaqan galo.

Halkan Hoose Ka daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews