Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Warbixiyay Shir Caalamiya Oo Uu Kaga Qaybgalay Dalka Gana.
December 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaaarada waxbarashada Somaliland Cabdixakiim Siciid Bustaale Oo ay Weheliyaan koox Dhalinyaro ah ayaa Dalka Gana Ee qaarada Africa kaga qaybgalay shir caalami ah ay kasoo qaybgalay dhalinyarada Qaarada africa.
