Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Mawqifka Somalland Ee Dagaalada Itoobiya Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.
December 1, 2021 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Wasiirka wasarada arimaha dibada somaliland Dr Ciise Kayd oo socdaal ku jooga dalka ingiriiska ayaa waraysi uu siiyay laanta afka somalida ee idaacada bbcda kaga hadlay safar uu ku marayay maraykanka iyo ingiriiska.
