Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Min 7 Sannadood Oo Xadhig Ah Ku Xukuntay 4 Askari Oo Lagu Helay In Ay Kufsadeen Gabadh Yar Oo 13 Jir Ah.
December 3, 2021 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland gaar ahaan gobolka sanaag ayaa min 7 sannadood oo xadhig ah ku xukuntay afar Askari oo lagu helay in ay kufsadeen Gabadh yar oo 13 jir ah.
