“Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahinow Laydinka Yeeli Maayo, In Xafiiskii Sooyaal Dayacnaado Iyadoo Laleeyahay Dalka Mujaahidiin Ayaa Haysta”Muj Dhagawayne,
December 3, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim xuseen Dhagawayne oo kamid ahaa saaraakiishii Snm Hogaaminaysay oo habeenkii xalay ka qaybgalay munaasibad lagu soo bandhigayay bug uu qoray mujaahid araga naafo ka ah ayaa ka sheekeeyay dhibtii ay soo mareen qaarkamid ah halgamayaashii SNM Eek u dhaawacmay dagaalkii Taliskii Siyaad bare lagaga xoraynayay gayiga Somaliland.
