berberatoday.com
“Qiyaamaha Xukunka Farmaajo Wuu Dhacay, Waxaa Caddeyn U Ah Qowlkii Ay Xalay Tidhi Hooyada Sowda Iyo Sakariya “Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
December 4, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishukuur oo Kamid ah musharixiinta madaxtinimo ee somaliya ayaa ka Hadlay dil ay ciidamada somaliya habeenkii xalay ugaystay laba Dhalinyaro ah oo walaalo ah iyo wiil dhalinyaro ah oo ay caawa ku toogteen meel aan ka fogayn halkii ay ku dileen labadii qof ee walaalaha ahaa.

 

Siyaasi Cabdiraxmaan oo ehelada qoysaska dhalay caruurtan la Wadaagay muruga geerida umadkooda ayaa sheegay in aanay Cadaalad laga sugay xukuumada farmaajo ooo uu sheegay in uu Qiyaamaheedii dhacay wuxuna sidaa ku yidhi qoraal uu ku Baahiyay barta uu ku yeelayay facebooga, wuxuna udhignaa Sidan;

“Waxaan xanuunka geerida iyo tiiraanyada tacsida la qaybsanayaa Allah u naxariistee ehelka iyo asxaabta Mahad Abdulrahman Maxamuud oo ay ciidankii amnigiisa sugi lahaa caawa ku toogteen meel aan ka fogayn goobtii ay xalay ku dileen Sowda iyo Sakariya.

Nabigeenna waxaa laga wariyey “Haddii xukunka dad aan ehelkiisa aheyn loo dhiibo, suga qiyaamihii” cullimada qaar ayaa ku fasiray, in qiyaamaha dhacaya uu yahay kan xukunkaas ee aysan ahayn qiyaamihii waynaa.

Qiyaamaha xukunka Farmaajo in uu dhacay waxaa caddeyn u ah qowlkii ay xalay tiri hooyada Sowda iyo Sakariya ee ahaa “Caddaalad ka sugi maayo, sababtoo ah kuwii iga horreyeyba ma helin” 

Ma aha in caddaalad la waayey ee waa laga quustay. Qayladii waaliddiintii ubadkooda Eriteria loo qaaday ayaa korkeenna ku dhammaatay, illinta Maamo Qaali ayaa nagu kor qubatay. Sidoo kale hooyada Sowda iyo Sakariya, iyo waalidka Mahad.

Xukunka Farmaajo waa dumay, laakiin in uu xoog ku joogo ayaa ka go’an. Waa in ka fekernaa sida ugu dhibka yar ee la isku dhaafin lahaa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews