Diblumaasi Maraykan Ah Oo Sheegay Inay Fiicnaan Lahayd In Somaliland Lagu Daro Shir Ay Ka Qayb-galayaan 111 Waddan
December 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Dalalka Itoobiya iyo Biniin Amb. Timbor Nagy, Ayaa ka hadlay Shir lagaga hadlayo Dimuqraadiyadda oo Madaxweynaha Maraykanku uu bishan sagaalkeeda qabanayo.