Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabey Ganacsato Isku Dhaarsaday Inay Kordhiyaan Qiimaha Roodhida.
December 7, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka ammaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah masuuliyiinta Wershadaha Roodhida Laydhka sameeya oo iska soo duubay muuqaal ay isku dhaarsadeen in la kordhiyo qiimaha roodhida.
