“Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Waxaanu Usoo Jeedinaynaa In Xeerka Furista Ururrada Siyaasaddu Uu Soo Dhaafo Golahooda, Madaamada Uu Ansax Yahay”Cabdisalaan Yaasiin
December 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta la baxay ‘Somaliland jire’ oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa Shacabka ku war-geliyey inuu ansax yahay Xeerka Furista Ururrada siyaasadda Somaliland, sidaasi darteed loo baahan yahay inay ka war qabaan.
