Madaxwayne Muuse Biixi Oo Kulan La Yeeshay Madax-dhaqameed Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Beesha Habar Yoonis Iyo Xogaha Laga Helayo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
December 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta galinki danbe kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Jsl Qaarkamid ah Madaxdhaqameedka Iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Beelaha habar yoonis ee dega Qaybo Kamid ah gobolada Togdheer, Maroodi Jeex iyo Sanaag kaasi oo ay ku weheliyeen kulankan wasiiro iyo siyaasiyiin ay madax dhaqanka isku deegaan Yihiin.
