berberatoday.com
Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Wafti Uu Hogaamiyo Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanka Saameel, Oo Dhawaan Shaqaaqo Ka Dhacday
December 12, 2021 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Wafti Uu Hogaaminayo Badhasaabka gobolka Gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley Xildhibaano golaha deeganka katirsan iyo taliyaha qaybta ee ciidanka booliska gobolka gabiley ayaa galabta gaadhay deegaanka saameel oo la sheegay in ay xaalad muran ka taagan tahay.

 

Badhasaabka gobolka iyo maayarka gabiley oo sida wada jir ah uga hadlay markii ay kazoo laabteen kormeer ay kusoo mareen deegaanka saameel iyo deegaanada kale eek u xeeran ayaa sheegay in aanay ka jirin wax xaalad isqabsi oo udhaxaysa dadka deegaanka ismarkaana wararka laga sheegay ay been abuur yihiin.

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa fariin udiray cidkasta siyaabo khaldan uga faafisay warar aan sal iyo raadtoona lahayn oo bulshada iska horkeenaya.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews