berberatoday.com
Taliye Kuxigeenka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo kulan Bada Dusheeda kula Qaatay Wafti Ka Socda Eunavfor Mission Atlanta Victoria Warship!
December 12, 2021 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Taliye ku Xigeenka Ciidanka Ilaalada Xeebaha JSL Vice Admiral Hassan Ali Awed oo ay  ku Wehelinayeen saraakiil ka tirsan ciidanka  Ayaa Shalay Galinkii Hore Kula Kulmay Badda Dusheeda Watfi KA Socda EUNAVFOR MISSION ATALANTA VICTORIA WARSHIP Oo Uu Hogaaminayay Admiral Algenadaro.

 

Kulankaas Oo Ku Saabsana Sidii Loo Xoojin Lahaa IskaaShiga Iyo Wadda Shaqaynta MUstaqbalka ee Labada Ciidan.Waxaana Layska Kaashanaya Sidoo Looga Hor Tagi laha wixi Amniga Badda  , budhcad baddeeda ,  iyo wixii la mid ah.kulankaas oo ku soo dhamaaday is af garad iyo isfahan kuu saabsan arrimaha kor ku xusan.

 

Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Captain Cabdisalaan Maxamed Cabaas

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews