Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In La Furan Karo ‘Ururrada Siyaasadda Wasiirka Warfaafinta Oo Bayaamiyay Daawo Muuqaal
December 12, 2021 - Written by admin
“Madaxweynaha Somaliland Oo Aan Afkiisa Ku Hadlayo Waxa Uu Aaminsan Yahay In Uu Dhaqangal Yahay Xeerka Furista Ururada Siyaasada”Wasiir Koore. ,

Hargeysa(berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in la furay Ururrada Siyaasadda isla-markaana Siyaasiyiinta dalku wixii imika ka dambeeya u Madax-banaan yihiin inay furtaan Ururrada Siyaasadda.