berberatoday.com
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Golaha Wakiilada Iyo Doodaha Labada Dhinac Ee Xeerka Furista Ururada!
December 14, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan guuleed dafac oo kamid ah sharcaiyaqaanaada madaxbanaan ee somaliland ayaa sharaxaad sharci ka bixiyay halka uu salka ku hayo muran xildhibaanada golaha wakiilada ee xeerka furista ururada siyaasada iyo qalalaasihii uu sobobay ee keenay in xildhibaanada qaar isku faro saaraan.

Sidoo kale garyaqaan guuleed dafac wax laga xumaado ku tilmaamay in xildhibaanadii golaha wakiilada ee loogu talo galay in ay doodaan ay mareen jidkale oo fadeexad ku ah golaha.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews