Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal Oo Ka Mida Madaxda Dhaqanka Somaliland Oo Taageeray Furista Ururada Siyaasada
December 14, 2021 - Written by admin
Hargaysa(isha May)- Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal oo ka Mida Madaxda Dhaqanka Ee Somaliland kana soo jeeda Gobolka Awdal oo Warbaahinta kula Hadlay Gurigiisa uu ka Daganyahay Magaalada Boorame ayaa Si Wayn U Soo Dhaweeyey Furista Ururada
Suldaanku Wuxuu Sheegay in Somaliland Ku Heshiisay Dastuur sidaa Daraadeed Uu Taageeesan yahay Sadda uu Dastuurku Dhigaayo oo ah In 10 sanadoodba Mar La Furo Ururada