Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Warbixiyay Qodobada lagaga Hadlay Shirka Heritage Iyo Waxyaabaha Wadamada Geeska Baran Karaan Somaliland!
December 15, 2021 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo magaca Somaliland kaga qaybgalay shirka madasha wadaaga oo ay soo qab qaabisay Hertige lagu qabtay dalka jabuuti ayaa ka warbixiay qodobadii laga hadlay shirka oo diirada lagu saarayay xaalada nabadgalyo ee wadamada geeska Africa.
