Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay 11 Bilood Ee Udanbeeyay Shilalka Gaadiidka Dalka Ka Dhacay Iyo Tirada Ku Dhimatay+ Kuwo Ku Dhaawacmay
December 18, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed (Ataash) ayaa ka hadlay 11 bilood ee ugu dambeeyey, waxaanu sheegay in todoba kun oo shil in ka badani ay dalka ka dhaceen, dadka u geeriyooday iyo dadka dhaawacu ka soo gaadhayna ay aad u badan yihiin.
