Gudida Ka Garnaqa Dacwadaha Oo Go,aan Kasoo Saaray Cashuurta Laga Qaado Tagaasida Ka Shaqeeya Magaalada Hargaysa.
December 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida ka garnaqa dacwadaha ayaa go,aan kazoo saaray dacwad dawlada hoose ka dhan ahayd oo ay ugudbiyeen wadayaasha tagaasida a shaqeeya gudaha magaalada hargaysa oo ka cabanayay lacag dawlada hoose kusoo rogtay
Gudida ka garnaqa ayaa go,aamiyay in tagaasida laga qaadaya maalintii 400shlkag Somaliland ah taasi oo uu waajibiyay xeerka cashuuruhu.