Ciidanka Dab Damiska Magaalada Berbera Oo Damiyay Dab Ka Kacay Midka Mid Ah Hangarada Shirkada Oomaar Company.
December 20, 2021 - Written by admin
Berbera(berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska Magaalada Berbera ayaa maanta damiyay dab qabsaday mid ka mida hangarada kaydka ee shirkadda Oomaar company ee magaalada berbera.
