Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Itoobiya Iyo Ciidamada Dalwada Oo Magaalooyin Muhiim Ah Kala Wareegay Jabhada Tplf.
December 20, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ciidamada dawlada itoobiya ayaa magaalooyin cusub ee gobolka axmaarada ah ala wareegay jabhada tplf oo hore uqabsatay.
Sidoo kale raysalwasaare kuxigeenka itoobiya ahna wwasiirka arimaha dibada dalka itoobiya ayaa gaadhay furinta hore ee dagaalka iyo maagalada leibela oo cidamada dawlada dib uga qabsatay jabhada tplf.

