“Waxaa Dagaal Adag Ila Galay Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo Ilaa Maxkamad Igu Furay Wuxuu Doonaayay Inuu Igu Bedelo Nin Ay Isku Deegaan Yihiin Aan 4 Cod Ka Sareeyay”Xildhibaan Axmed Jaamac Saalax”Daawo Muuqaal
December 20, 2021 - Written by admin
“Waxaa dagaal adag ila galay gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka oo ilaa max kamad igu furay wuxuu doonaayay in uu igu bedelo nin ay isku deegaan yihiin oo aan 4 cod ka sareeyay”
“Waxa laygu hanjabi jiray Ama anaga nasoo raac Ama musharaxii aad ka saraysay ayaanu kugu bedelaynaa, laakiin anigu waliga Ucid ayaan ahaanayaa”