Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Oo Tababar Usoo Xidhay 25 xubnood Oo Isugu jira Garsoorayaal Iyo Xeer Ilaaliyaal.
December 21, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Cali Suudi Diiriye ayaa Isniinta maanta tababar socday laba cisho u soo xidhay Garsoorayaal iyo Xeer ilaaliyaal ka kala tirsan Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex, Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, Maxkamadda Degmada Hargeysa iyo Xeer ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex.
