berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Fariin Hanjabaad Ah Udiray Gudoomiyaha Golaha Wakiilada!
December 21, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa hanjabaad culus udiray gudoomiyaha golaha wakilada cabdirasaaq khaliif oo ugu baaqay in aanu golaha wakiilada gacantiisa ku dumin.

Sidoo kale wasiir kuxigeenkan ku hadlayay afka Xukuumada Ayaa sheegtay in Gudoomiye Khaliif uu noqon doono Gudoomiyahii ugu wakhtiga gaabnaa ee Golaha Wakiilada hogaamiya hadii uu Golaha si dhex-dhexaadnimo ah u hagi waayo.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews