Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Magacaabis Iyo Isku Badal Ku Sameeyay Qaarkamid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaarada.
December 22, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani ayaa maanta magacaabis, iyo iskubedel ku sameeyay qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada, ku xigeenada iyo madax qaybeedyada wasaaradda diinta iyo Awqaafta.
