berberatoday.com
“Heritage Waa Gacmaha Wasakhaysan Ee Dawlada Muqdisho, Jabuutina Waa Hooyada Wixii Xun Ee Lagu Duudsiyayo Somaliland”Prof Ibrahim Meecaad.
December 23, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Canada kana mid ahaa hogaamiyaashii Jabhadii SNM ee dib uxoraysay gayiga Somaliland ayaa ka hadlay shirka ay Heritage ku qabatay jabuuti iyo shirqoolada loogu soo mageelayo somaliland.

 

Sidoo kale Prof Meecaad Ayaa sharaxay xaqiiqada Heritage oo uu sheegay in ay tahay gacmaha wasakhaysan ee muqdisho iyo maamulka farmaajo.

Dhanka kale Prof Meecaad ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay war kazoo saartay talaabooyinka iyo dabinada ay wadaan Heritage iyo dadka reer Somaliland ee iska taga shirarkooda.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews