Barnaamijka Laga Diyaariyay Taariikhda Aas Aasaha Shirkada World Remit Dr Ismaaciil Ibraahim”Daawo Muuqaal
December 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Barnaamij Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Laga Diyaariyay Taariikhda iyo shaqooyinkii uu soo qabtay Dhulka somaliland Intii Aanu Aas aasin shirkada world remit Dr Ismaaciil Ibraahim Axmed oo Hada kamid ah shakhsiyaadka Somalida ee figrada iyo shirkada uu aas aasay kaalinta koowaad Ka gashay caalamka.
