berberatoday.com
“Burco Laba Maayir Ayay Yeelanaysaa Haduu Sidan Ka Dayn Waayo Magaalada Inanka Yari, Sidii Qadaafi Ayaa Loogu Galayaa Meesha”Maayarkii Hore Ee Burco Maxamed Muraad
December 27, 2021 - Written by admin
“Burco Laba Maayir ayay Yeelanaysaa haduu sidan ka dayn waayo Magaalada Inanka yari,
Sidii Qadaafi ayaa loogu galayaa Meesha”
Maayirkii Hore ee Degmada Burco Maxamed Muraad ayaa Dhaliilo Culus huwiyay Maayirka degmada Burco Cabdirisaaq ibraahim cabdi
“Anagu maanaan arag masuuliyad sheegaysa in la jaro geedka bilicda iyo quruxdeeda soo saaraya Magaalada,
Danbiga geedkaasi galay waa ina muraadbaa beeray”
Dadwaynaha degmada burco ayaa ka gadooday dhir golihii deegaanka ee hore ku beereen Wadooyinka burco oo dawladda hoose ee Burco bilawday googoogayntooda,
Waxaana isla goobtaasi soo gaadhay duqii hore ee degmada burco Maxamed muraad oo is hortaagay jaridda dhirtaasi isagoo dhaliilo huwiyay maayirka degmada burco isagoo sheegay inuu beegsanayo waxqabadkii golihii deegaanka Burco.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews