berberatoday.com
Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Toobabar Mudo 6 Bilood Socday Usoo Xidhay Shaqaale Kamida Kuwa Dekeda Berbera
December 27, 2021 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Guud ee Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi ayaa Toobabar dhinaca Xirfada shaqada ah  Usoo Xidhay Qeybo kamida shaqaalaha Haayada ee Dekeda berbera Toobabarkani oo socday mudo 6 Bilood ah ayaa kor loogu qaadayay Xirafada shaqo ee Shaqaalahani qabto iyo siday ufudaydin lahaayee shaqooyinkooda loo igmaday

Shaqaalahani ayaa ka kala socday Waaxyaha ay ka koobantahay Haayada Dekedaha Somaliland

Shaqaahani ayaa loo qabtay Munaasibad lagu abaal marinaayay Xirafadaha lagu toobabaray iyadoona la gudoonsiiyay shahaadooyin Waxaana Munaasibada loogu qabtay Gudaha dekeda

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews