Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Daahir Casaan Oo Ka Dayriyay Xaalada Aabaareed Ee Deegaamada Gobolka Togdheer Hoos Yimaada Baaqna Udiray Xildhibaanadii Laga Doortay Gobolada Togdheer Iyo Saaxil”Daawo Muuqaal
December 27, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Daahir Casaan oo kamid madaxda dhaqanka ee Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Berbera ayaa ka dayriyay Xaalada abaareed ee dalka Ka Jirta Waxaanu baaq udiray Ugaasku Xildhibaanadii Wakiilada Iyo Deegaanada ee Kasoo kala baxay Gobolada Togdheer iyo Saaxil isagoona ugu baaqay inay dadkii soo doortay ee Xiliyadii Diwaan galinta iyo Doorashada marba ay dhinac urarayeen manta way baahan yihiine in wax ku celiyaan ay haboontahay haday Biyo tahay iyo haday wax la quuto tahayba