Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Dawladda Ee Siyaasada Ku Milma Iyo Xadhiga Majaajilayste Sayidk barakaysan
December 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan guuleed dafac ayaa ka hadlay sharcigu waxa uu ka qabo shaqaalaha dawlada eek u milma siyaasada iyo xadhiga sharci darada ee xukuumada kula kacday jilaaga dadayar ee dhawaan lagu xidhay wallow maanta dib loogu celiyay xoriyadiisa.