Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Oo Kulan La Qaatay Khabiir Michael Robin Oo Socdaal Ku Jooga Somaliland.
December 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa hoyga uu magaalada hargaysa ka degan yahay ku qaabiley khabiir u ololeeya qadiyada Somaliland ee Michael robin oo socdaal ku jooga Somaliland/

